WAJAALE NEWS

Actor Caan Ku Ahaa Jilida filimaanta Oo Lagu Dilay Dubai

Hargaysa(Wajaalenews) Actorkii caanka ahaa   Indika Ratnayaka ayaa ku geeriyooday isniintii todobaadkan magalaalada dubai ee xarunta isku taga emaraatka carabta.

Kadib markii ay kooxo gaangis ahi la dheceen midi iyo faashas.

Actorkan oo u dhashay dalka siralanka ayaa maalmahan u danbeeyay booqasho ugu tagay reerkiisa oo degen magaaladaas.

Jilaagan ayaa xiligan ku sugnaa hotel kadibna isaga oo kaadi tagay ayuu la kulmay dhacdadan. Policeka dalkaas ayaa warbaahinta maxaliga ah u xaqiijiyay in actorku u dhintay afar mindiyood oo kaga kala yaalay afka  iyo laabta

Actorkan oo 44 jir ahaa ayaa caan ku ahaa jilida Filimaanta iyo dramiska isaga oo matalay filimaan badan oo caan ka noqday dunida.

 

Exit mobile version