WAJAALE NEWS

Agaasimihii Hore Ee Wasaarada Shaqada & Arimaha Bulshada Iyo Agaasimaha Cusub Oo Xilkii La Kala Wareegay,

HARGAYSA(W,N) Agaasimihii Hore ee wasaarada shaqo galinta iyo arimaha bulshada Maxamed Aadan ilkacase iyo Agaasimaha cusub ee dhawaan madaxwayne biixi usoo Magacaabay Wasaarada ayaa maanta si rasmi ah xilkii ula kala wareegay.

Xilwareejinta labada masuul Ayaa waxaa gabi ahaanba ka maqnayd wasiirada wasaarada sobobo aan la shaacin awgeed

Waxaana xilka u kala wareejiyay Wasiirka wasaarada Isgaadhsiinta iyo tecnoolajiya somaliland

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;

Exit mobile version