|
|||||
WAJAALE NEWS
Agaasimihii Hore Ee Wasaarada Shaqada & Arimaha Bulshada Iyo Agaasimaha Cusub Oo Xilkii La Kala Wareegay,
July 6, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Agaasimihii Hore ee wasaarada shaqo galinta iyo arimaha bulshada Maxamed Aadan ilkacase iyo Agaasimaha cusub ee dhawaan madaxwayne biixi usoo Magacaabay Wasaarada ayaa maanta si rasmi ah xilkii ula kala wareegay. Xilwareejinta labada masuul Ayaa waxaa gabi ahaanba ka maqnayd wasiirada wasaarada sobobo aan la shaacin awgeed Waxaana xilka u kala wareejiyay Wasiirka wasaarada Isgaadhsiinta iyo tecnoolajiya somaliland Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan; Related posts:Daawo:Fadhigii Golaha Wasiirada Somaliland Ee Maanta Oo Lagu Meelmariyay Qabyo Qoraalka Xeerka Caru... Haayada Caalamiga Ee ICG Oo Ka Digtay Dagaal Ka Dhalan Kara Dib Udhiga Doorashada Somaliya Iyo Taloo... Madaxwaynaha jsl Oo Kormeer Ku Tagay Deegaanada Saylac ,Xariirad Ee Roobabkii Duufanta Watay Khasaa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|