HARGAYSA(W,N) Wasiirka Wasaarada Arimaha dibada Somaliland Maxamuud Yaasiin xiir faratoon, oo dhawaan madaxwaynaha somaliland u magacaabay wasaarada arimaha dibada ayaa maanta xilkii kala wareegay wasiirkii hore ee wasaarada arimaha dibada oo hada ah wasiirka wasaarada maaliyada sacad cali shire.
Munaasibadan xilk wareejinta ah ayaa waxa kasoo qaybgalay masuuliyiin tiro badan oo kamida xukuumada iyo hawlwadeenada wasaarada arimaha dibada somaliland
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;