WAJAALE NEWS

Ganacsade Ay Dawlada Hoose Ee Hargaysi Qufushay Meheradiisii Oo Wacad Ku Maray In Uu la Dagaalamayo

HARGAYSA(W,N)-Ganacsadaha qaadka keena ee ina faras ayaa si cadho leh uga hadlay meherad uu ku iiibiyo qaadka oo maanta quful ay ku dhufatay dawlada hoose ee hargaysa ayaa sheegay in lagu xidhay meharadiisa qalad islamarkaana uu iska celin doono dawlada hoose.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version