WAJAALE NEWS

Khilaaf Ka Dhex Qarxay Masuuliyiinta Wasaarada Biyaha Oo Sobobay Shaqo Joojin Lagu Sameeyay Agaasime Dirir!

HARGAYSA(W,N)-Masuuliyiinta ugu sareeya wasaarada khayraadka biyaha ayaa waxaa ka dhex qarxay khilaaf mudo huursanaa kaasi oo udhexeeya wasiir maxamed muuse iyo agaasimaha guud ee wasaarada maxamed dirir.

Sidoo kale wasiirka maxamed muuse ayaa soo saaray warqad uu shaqada kaga joojiyay agaasimaha guud ee wasarada khilaafka udhexeeyay masuuliyiinta ugu sareeyay wasaarada biyaha ayaan wali sicad loo haynin halka uu salka ku hayo iyo arimaha ay isku maandhaafeen

HALKAN KA AKHRI WARQADA SHAQADA LAGAGA JOOJIYAY AGAASIMAHA GUUD EE WASAARADA;

Exit mobile version