Ganacsade Ay Dawlada Hoose Ee Hargaysi Qufushay Meheradiisii Oo Wacad Ku Maray In Uu la Dagaalamayo | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ganacsade Ay Dawlada Hoose Ee Hargaysi Qufushay Meheradiisii Oo Wacad Ku Maray In Uu la Dagaalamayo
October 31, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Ganacsadaha qaadka keena ee ina faras ayaa si cadho leh uga hadlay meherad uu ku iiibiyo qaadka oo maanta quful ay ku dhufatay dawlada hoose ee hargaysa ayaa sheegay in lagu xidhay meharadiisa qalad islamarkaana uu iska celin doono dawlada hoose.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS