LONDON(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga waddani xirsi cali xaaji xasan oo ku sugan dalka ingiriiska ayaa lala yeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya oo wax lagaga waydiiyay xaalada dalka muranka siyaasadeed u dhexeeya xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka
Sidoo kale gudoomiye xirsi ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadalo kazoo yeedhay masuuliyiin xukuumada katirsan iyo madaxwayne biixi.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN’