Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Lala Yeeshay Waraysi Xasaasiya Iyo Arimaha Uu Farta Ku Fiiqay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Lala Yeeshay Waraysi Xasaasiya Iyo Arimaha Uu Farta Ku Fiiqay!
August 22, 2023 - Written by Editor:

LONDON(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga waddani xirsi cali xaaji xasan oo ku sugan dalka ingiriiska ayaa lala yeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya oo wax lagaga waydiiyay xaalada dalka muranka siyaasadeed u dhexeeya xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka

Sidoo kale gudoomiye xirsi ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadalo kazoo yeedhay masuuliyiin xukuumada katirsan iyo madaxwayne biixi.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN’

COMMENTS
LINKS