WAJAALE NEWS

Xanuun Geella Laynaya Oo Ka Dilaacay Deegaano Katirsan Somaliland.

HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha Xanaanada xoolaha ee xisbiga wadani ayaa ka hadlay xanuun geela laynaya oo ka dilaacay deegaano katirsan Somaliland kaasi oo dhawaaqa kazoo yeedhaya dadka xoolo dhaqatada ah aanay wali xukuumada wax jawaab ah iyo talaabo ay qaadaytoona aanay jiran

Xoghaye axmed shugri ayaa baaq loogu gurmanayo dadka xoolo dhaqatada ah udiray wasaarada xanaanada xoolaha Somaliland

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version