HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha warfaafinta ee xisbiga waddani maxamuud aadan galaal ayaa ka hadlay dhibaatadii soo gaadhay ciidamada qarankka somaloiland ee dagaalkii ay kaga soo baxeen goojecade.
Sidoo kale xisbiga waddani ayaa sheegay in masuulida dhibtii ciidanka soo gaadhay uu leeyahay maadxwayne biixi.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;