WAJAALE NEWS

Afhayeenka Xisbiga Kulmiye Oo Ka Hadlay Loolanka Loogu jiro Gudoomiyaha Golaha wakiilada, Si Qaawana Uweeraray Cali Xaamud

HARGAYSA(W,N)-Afhayeenka xisbi xaakmika kulmiye buni ayaa ka hadlay loolanka loogu jiro gudoomiyaha golaha wakiilada oo uu baneeyay cabdirasaaq khaliif isagoo si qaawan uga hor yimid doonista gudoomiyaha ee cali xaamud oo hada ah gudoomiye kuxigeenka labaad ee golaha.

Exit mobile version