Afhayeenka Xisbiga Kulmiye Oo Ka Hadlay Loolanka Loogu jiro Gudoomiyaha Golaha wakiilada, Si Qaawana Uweeraray Cali Xaamud | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Afhayeenka Xisbiga Kulmiye Oo Ka Hadlay Loolanka Loogu jiro Gudoomiyaha Golaha wakiilada, Si Qaawana Uweeraray Cali Xaamud
June 16, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Afhayeenka xisbi xaakmika kulmiye buni ayaa ka hadlay loolanka loogu jiro gudoomiyaha golaha wakiilada oo uu baneeyay cabdirasaaq khaliif isagoo si qaawan uga hor yimid doonista gudoomiyaha ee cali xaamud oo hada ah gudoomiye kuxigeenka labaad ee golaha.

COMMENTS
LINKS