HARGAYSA(W,N)-Ciidamada booliska Somaliland ayaa galabta gacanta ku dhigay caasho badhi dalka si sharci daro ah lagaga dhoofinayay madaarka caasimada hargaysa.
Afhayeenka ciidanka booliska jsl ayaa faah faahin ka bixiyay qabashada caasho badhidan iyo eedaysane ajaanib ah oo lagu qabtay/
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;