GABILEY(W,N)-Golaha deegaanka degmada gabiley ayaa fariin udiray shacabka guud ahaan ku dhaqan gobolka gabiley taasi oo la xidhiidh diwaangalinta codbixiyayaasha oo dhawaan dalka ka bilaabmaysa.
Golaha Deegaanka Gabiley Oo Bulshada Gobolka Ugu Baaqay In Ay Isdiwaan Galiyaan!
