WAJAALE NEWS

DAAWO;-Badhasaabka Cusub Ee Gobolka Gabiley Oo Kulan La Yeeshay Golaha Deegaanka Gabiley.

GABILEY(W,N)-Badhasaabka cusub ee gobolka gabiley  ayaa kulankiisii labaad la qaatay golaha deegaanka degmada gabiley kaasi oo daarnaa sidii ay badhasaabka iyo golaha deegaanka isku baran lahaayeen lagana wada tashan lahaa hawlaha qaran ee uwada yaala.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version