WAJAALE NEWS

Xildhibaano Katirsan Golaha Deegaanka Gabiley Oo Kormeer Ku Tagay Goobaha Diwaangalintu Ee Waqooyiga Gobolka Gabiley

GABILEY(W,N)-Qaarkamid ah xildhibaanada golaha deegaanka degmada Gabiley Iyo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Gabiley ayaa kormeer kusoo maray goobaha diwaangalinta codbixiyayaashu ka socoto ee waqooyiga magaalada gabiley taasi oo ay bulshada deegaankani ku dhaqan ay ku wacyigaliyeen qaadashada kaadhka codbixinta.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;’

 

Exit mobile version