WAJAALE NEWS

Wasiir kuxigeenka Cadaalada Oo Sheegay In Aanay Suurto gal Ahayn In Xisbiyada Mucaaridku Yidhaahdaan Madaxwaynaha Ma Aqoonsanin.

HARGAYSA(W,N)-Wasiir kuxigeenka wasaarada cadaalada somaliland mahdi cismaan buuri ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed dalka iyo khilaafka cakiran ee udhexeeya xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka isagoo sheegay in aanu madaxwaynuhu jeclayn in ilmayar wax la yeelo

Sidoo kale wasiir mahdi ayaa ka hadlay mawqifka xisbiyada mucaaridka ka qaadanayaan xukuumada madaxwaynaha.

Exit mobile version