HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa iyo siyaasi Cali Maxamed warancade ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka khilaafka udhexeeya xisbiyada mucaaridka iyo xukuumada
Sidoo kale maayarka mooge iyo warancade ayaa sheegay in lasii wadi doono wadahaladii udhexeeyay madaxwayne biixi iyo hogaanka xisbiyada mucaaridka ee waddani iyo Ucid,
Dhanka kale masuuliyiintan ayaa ka hadlay cida sugaysa amaanka gudoomiyayaasha xisbiga mucaaridka iyo hadal haynta guriga musharax cirro.