WAJAALE NEWS

Xisbiga Kulmiye Oo Ka Hadlay Heshiiskii Xukuumada Iyo Xisbiyada Mucaaridka Muxuuse Ka Yidhi Casuumadii Wasiir Koore Iyo Loolanka Kulmiye?

HARGAYSA(W,N)- Gudoomiye kuxigeenka labaad ee xisbiga kulmiye axmed cabdi dheere ayaa soo dhweeyay heshiiskii xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka ka gaadheen murankii doorashada

Sidoo kale axmed cabdi dheere ayaa ka hadlay loolanka ka dhex aloosan xisbi xaakimka kulmiye iyo casuumad dhawaan loo sameeyay wasiirka warfaafinta

Dhanka kale xisbiga kulmiye ayaa sheegay in aanay qayb ku lahayn beesha caalamku heshiiskii ay wada gaadheen xukuumada iyo mucaaridku

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version