HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha baanka dhexe ee somaliland oo ay weheliyaan agaasimaha baanka iyo xubno kale ayaa kulan la qaatay gudida dabagalka iyo ilaalinta hantida qaranka ee golaha wakiilada somaliland
Kulan ah oo ahaa mid saxafada dibad joog ka ahayd ayaa markii uu soo dhamaaday waxaa ka warbixiyay gudoomiye kuxigeenka labaad ee golaha wakiilada iyo guoomiyaha baanka dhexe ujeedada kulankan iyo arimaha ay wada hadleen.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;