|
|||||
WAJAALE NEWS
Masuuliyiinta Baanka Dhexe Jsl Oo Kulan La Qaatay Gudida Dabagalka Hantida Qaran Ee Golaha Wakiilada.
November 16, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha baanka dhexe ee somaliland oo ay weheliyaan agaasimaha baanka iyo xubno kale ayaa kulan la qaatay gudida dabagalka iyo ilaalinta hantida qaranka ee golaha wakiilada somaliland Kulan ah oo ahaa mid saxafada dibad joog ka ahayd ayaa markii uu soo dhamaaday waxaa ka warbixiyay gudoomiye kuxigeenka labaad ee golaha wakiilada iyo guoomiyaha baanka dhexe ujeedada kulankan iyo arimaha ay wada hadleen. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:DAAWO; War Deg Deg Ah; Midkamida Gaadiidka Booyadaha Ee Ka Shaqeeya Dhismaha Wadada Ceerigaabo Oo ... Daawo:Dadka Abaaruhu Soo Barakiciyeen Ee Ku Sugan Deeganada Gabilay Iyo Awdal Oo Ay Abaarta Ugu Biir... XOG: Maxay Ku Kala Duwan Yihiin Soo Jeedinta Golaha Guurtida Iyo Nuqulada Uu Ansixyay Golaha Wakiila... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|