Hargeysa (WJN)- Xisbiyada mucaaridka ah ee Somaliland Ucid iyo Waddani ayaa waxa ay ka hadleen Warbixin ay soo saartay xarunta daraasaadka Siyaasada Somaliland oo la xidhiidhay in dib u dhac ku imanayo doorashooyinka soo socda ee goleyaasha Wakiilada iyo Deegaanka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka