WAJAALE NEWS

DAAWO;Ururka Haweenka Ee Now Oo Sheegay In Ay Dacwad Ka Gudbinayaan Midka Mida Tvyada Madaxa banaan Iyo Sobobta!

HARGAYSA(W,N) Qaarkamida haweeenka ururka qaran ee now  oo maanta shir jaraa,id ku qabtay magalada hargaysa ayaa sheegay in ay dacwad ka gudbinayaan tvga horyaal oo baahiyay barnaamijka  ay dhibsadeen haweenka somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Ururka Haweenka  Ee NOW Oo Dacwad Ka Gudbiyay Telefishan Madax Banaan Oo Somaliland Ka Hawl Gala

Exit mobile version