WAJAALE NEWS

Wasiirka Biyaha Somaliland Iyo Wasiirka Cadaalada Oo Magaaalada Berbera Ka Dhagax Dhigay Dugsiga Caruurta Ee Mijacaseeye

Berbera (W,N):- Wasiirka Wasaarada Biyaha Somaliland Saleebaan Cali Koore oo uu wehelinayo Wasiirka Wasaarada Cadaalada Cabdiqani Maxamuud Caateeye ayaa waxa ay si wada jir ah Magaalada Berbera ka dhagax dhigeen Dugsiga lagu xanaaneeyo Caruurta Sharciga ku gefta ee mija caseeye.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/tYvPZ9u5jEQ

Exit mobile version