Wasiirka Biyaha Somaliland Iyo Wasiirka Cadaalada Oo Magaaalada Berbera Ka Dhagax Dhigay Dugsiga Caruurta Ee Mijacaseeye | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Biyaha Somaliland Iyo Wasiirka Cadaalada Oo Magaaalada Berbera Ka Dhagax Dhigay Dugsiga Caruurta Ee Mijacaseeye
April 23, 2018 - Written by Reporter:

Berbera (W,N):- Wasiirka Wasaarada Biyaha Somaliland Saleebaan Cali Koore oo uu wehelinayo Wasiirka Wasaarada Cadaalada Cabdiqani Maxamuud Caateeye ayaa waxa ay si wada jir ah Magaalada Berbera ka dhagax dhigeen Dugsiga lagu xanaaneeyo Caruurta Sharciga ku gefta ee mija caseeye.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/tYvPZ9u5jEQ

COMMENTS
LINKS