WAJAALE NEWS

DAAWO;-Kulan Lagaga Hadlayay Sidii Loo Soo Noolayn Lahaa Taariikhdii Daraawiishta Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa.

“Waxaanu Doonaynaa In Somaliland Laga Xuso Taariikhdii Daraawiishta, Si loo Mideeyo Taariikh Umada Somaliland Wada Leedahay”Wasiir Koore.

HARGAYSA(W,N)-Kulan lagu lafo Gurayay sidii loo soo noolayn lahaa Taarikhdii Daraawiishta ee Sayid Maxamed Cabdile Xasan ayaa lagu qabtay Magaalada Hargaysa.

Munaasibad oo ay soo qaban qaabisay xarunta dhaqanka hargaysa ayaa waxa kasoo qaybgalay wasiirka warfaafinta ,abwaano iyo masuuliyiin kale

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version