WAJAALE NEWS

Golaha Wakiilada Jsl Oo Ansixiyay Xeerka Ka Hortaga Maydhista Lacagaha.

HARGAYSA(W,N) Mudanayaasha golaha wakiilada somaliland ayaa maanta ansixiyay xeerka ka hortaga maydhista lacagaha kaasi oo doodiisu mudo ka socotay fadhiyada golaha

Halkan ka daawo muuqaalka warkan;

Exit mobile version