HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga wadani iyo masuuliyiin kale oo xisbiga katirsan ayaa manta ka qaybgalay munaasibad balaadhan oo lagu shaaciyay laba musharax oo wakiilada iyo deegaanka gobolka maroodi ukala sharaxan oo lagu qabtay magaalada hargaysa huteelka maansoor.
Munasibadan oo ahayd mi siwayn loosoo agaasimay islamarkaana ay kazoo qaybgaleen kumanaan kamid ah bulshada beesha soo xulatay labadan musharax Sheekh Axmed Dayib oo usharaxan golaha wakiilada gobolka maroodi jeex iyo cabdiraxmnaa fidaar oo usharaxan golaha deegaanka caasimada hargaysa /
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;