Maxaa Sobobay in Gawaadhidii s/land ka cashuurnayd oo Bilaa Shaqo ah In Kuwa dal kale ka Cashuuran la Ogolaado?
TOGWAJAALE(Wajaalenews) Waxaa Caawa Fidkii Kasoo gudbay xuduuda u dhaxay somaliland iyo Itoobiya Ee magaalada Togwajaale kaasi oo ah Gaadiidkii ugu tirada badnaa ee kuwa xamuulka qaada rimoodhkana jiita kuwaasi oo dhamaan ku socda dekeda berbara is ay uga soo qaadaan raashin mucaawimo ah oo haayada WFP Uwado dalka Etoobiya Gaadiid kan oo ah Nooca wawayn ayaa laga cabsi qabaa in ay khasaare culus soo gaadhsiiyaan wadada isku xidha wajaale iyo hargaysa oo dabayaaqadii todobaatanaadkii la dhisay dhib wayn ku haya .
hadaba gaadiidkan oo ka soo qaadaya raashinka mucaawinada ah ee WFP dakada berbara loona wado dalka etoobiya guwaadhidaas oo dhamaantood aan ka cashuurnayn dalka s/land ayaa ah mid keeni doonta gadood ay gaadiidlaydu S/LAND kala hortagaan gaadiidkan etoobiyaanka ah halkaasina uu khasaare ka dhalan karo.
Dhanka kale Wasaarada Maaliyada ayaa la sheegayaa in ay iyadu ogolaatay maadaama ay muhiim u ahaayen gaadiidka somaliland hadii ay hawsha iyagu daabulaa lagana qaadi lahaa cshuurta xiligan wasaarada maaliyadu ku mashquulsan tahay,
dhanka kale maamulaha kastabka wajaale ayaa isagu wax ficila ka qaadan talaabadan.