WAJAALE NEWS

Masuuliyiinta Komishanka Tamarta Jsl Oo Kormeer Ku Tagey Dhismayaasha Laga Hirgalinayo Magaalada Hargeysa

HARGAYSA(W,N)-Maamulka komishanka tamarta Somaliland ayaa kormeer kusoo maray dhismayaasha casriga ee laga hirgalinayo magaalada hargaysa kuwaasi oo ay hubinayeen hanaanka loo galinayo dabka in uu waafaqsan yahay qaabkii ay ujideeyeen komishanku.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version