Masuuliyiinta Komishanka Tamarta Jsl Oo Kormeer Ku Tagey Dhismayaasha Laga Hirgalinayo Magaalada Hargeysa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Masuuliyiinta Komishanka Tamarta Jsl Oo Kormeer Ku Tagey Dhismayaasha Laga Hirgalinayo Magaalada Hargeysa
January 5, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Maamulka komishanka tamarta Somaliland ayaa kormeer kusoo maray dhismayaasha casriga ee laga hirgalinayo magaalada hargaysa kuwaasi oo ay hubinayeen hanaanka loo galinayo dabka in uu waafaqsan yahay qaabkii ay ujideeyeen komishanku.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS