HARGAYSA(W,N)-Garyaqaan mubaarik Aar oo kamid ah barayaasha bahda sharciga ee dalka islamarkaana talooyin waxku ool ah ka dhiibtay muranka doorasho ee dalka ka taagan iyo sida xal loogu heli karo ayaa jawaab ka bixiyay hadal maalinti shalay uu warbaahinta ka sheegay garyaqaanka guud ee qaranka cabdisamad cumar maal kaasi oo gabi ahaanba aanu ku sheegin qodob sharci oo uu ku diidayo in la qabto doorasho isku sidkan
Dhanka kae garyaqaan mubaarik ayaa qodobo sharci oo arimaha doorashada u iftiiyay bulshada iyo garyaqaanka xukuumadaba.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;