|
|||||
WAJAALE NEWS
Garyaqaan Mubaarik Oo Jawaab Ka Bixiyay Hadal Aan Qodob Sharci Xanbaarsanayn Oo Kazoo Yeedhay Garyaqaanka Guud Ee Qaranka
September 2, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Garyaqaan mubaarik Aar oo kamid ah barayaasha bahda sharciga ee dalka islamarkaana talooyin waxku ool ah ka dhiibtay muranka doorasho ee dalka ka taagan iyo sida xal loogu heli karo ayaa jawaab ka bixiyay hadal maalinti shalay uu warbaahinta ka sheegay garyaqaanka guud ee qaranka cabdisamad cumar maal kaasi oo gabi ahaanba aanu ku sheegin qodob sharci oo uu ku diidayo in la qabto doorasho isku sidkan Dhanka kae garyaqaan mubaarik ayaa qodobo sharci oo arimaha doorashada u iftiiyay bulshada iyo garyaqaanka xukuumadaba. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO;-Eng Cabdi Cali Oo Walaac Ka Muujiyay Jidadka Caasimada Hargaysa, Madaxwayne Biixina Ugu Baaqa... Xaafada ay somalidu ka degto magaalada nairobi ee isli oo uu ka soconayo raaf lagu wado somalida xaa... DAAWO;-Nin Sheegay In Uu Socod Ku Xusayo Madaxwaynihii Hore Ee South Africa Nelsan Mandela Iyo Sobob... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|