HARGAYSA(W,N)-Musharaxa madaxwayne ee xisbiga mucaaridka ah ee waddani Cabdiraxmaan maxamed cabdilaahi (cirro) oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada hargaysa ayaa ka xogramay cida fashilisay wada hadaladii mucaaridka iyo xukuumada marxaladaha uu soo maray khilaafka doorashadooyinku ee mudadii uu xilka hayay madaxwayne biixi
Sidoo kale musharax ciro ayaa fariin udiray taageerayaasha xisbiyada mucaaridka oo uu ku wargaiyay in ay dalka dib ugu bilaabi doonaan mudoharaadadii salmiga ahaa.
Dhanka kale musharax cirro ayaa sheegay marka la gaadho 13Noveb in aanu madawxayne u aqoonsanayn muuse biixi islamarkaana ay siman yihiin hadii uu qaban waayo doorashada madaxtooyada/
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;