HARGAYSA(W,N)-Madaxdhaqameedka iyo Gudida beelaha garxajis ayaa ka hadlay shaqaaqadii maalintii shalay ka dhacday magaalada ceerigaabo taasi oo sobobtay khasaare nafeed.
Sidoo kale gudida beelaha garxajis ayaa baaq udiray beelaha walaalaha ah ee wada degan gobolka sanaag.