WAJAALE NEWS

“Hadii Qolada Waddani Nala Fahmaan Doorashadu, Xiligeedii Ayay Ku Dhacaysaa, Cid Danbana Laga Laaluushi Maayo” Siyaasi Faysal Qumuj.

HARGAYSA(W,N)-Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo lalayeeshay siyaasi Faysal Cumar Madar (Faysal Qumuj) oo kamid ah Golaha Dhexe ee xisbi Xaakimka kulmiye ayaa wuxuu kaga hadlay kalsoonida laga qabo in madaxwayne biixi uu galo doorashada soo socota ,heshiiska somaliland iyo itoobiya

Sidoo kale siyaasi Faysal Qumuj ayaa dhaliilo xoogan ujeediyay xisbiga mucaaridka ee waddani kaasi oo uu ku eedeeyay in uu isago caqabad ku yahay hirgalinta heshiiskii doorashada iyo khilaafka golayaasha guurtida iyo wakiilada.

Exit mobile version