HARGAYSA(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka somaliland cabdiraxmaan saylici ayaa jawaab ka bixiyay hadal kasoo yeedhay wasiir katirsan maamulka somaliya iyo been abuur uu ka sheegay
Sidoo kale madaxwayne kuxigeenka jsl ayaa shaaciyay markale mawqifka somaliland ee xajka iyo saluugii ay muujisay qoodada ay maamulka somaliya siiyeen
Dhanka kale cabdiraxmaan saylici ayaa sheegay in talaabo laga qaadi doono dadka meelo kale ka taga xajka una hogaansami waaya go,aanka xukuumada.