WAJAALE NEWS

Taliska Ciidanka Booliska Somailand Oo Ka Hadlay Askari Dhalinyaro Ah Oo Xalay Lagu Dilay Magaalada Hargaysa

HARGAYSA(W,N)-Taliska ciidanka booliska somaliland ayaa faah faahin ka bixiyay sida uu udhacday dil habeenkii xalay magaalada hargaysa loogu gaystay askari ka tirsanaa ciidanka booliska

Sidoo kaletaliska ciidanka ayaa sheegay in gacanta lagu lasoo dhigay eedaysanihii dilka gaystay iyagoo beeniyay wararka sheegaya in aanu qabiil loo dilay.

Dhanka kale taliska cidianka ayaa ka hadlay gabadh xisbiga wadani katirsan oo habeen dhawayd magaalada hargaysa koox aan la aqoonsanin jidh dil ugu gaysteen taasi oo ay sheegeen in baadhitaan ku socda cidii falkan ugasatay iyo soo qabashadooda.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version