WAJAALE NEWS

DAAWO;-Dugsiga Farsamada Gacanta Ee Magaalada Berbera Oo Xadhiga Laga Jaray.

BERBERA(W,N)- Wasiirada maaliyada,gaadiid ,xildhibaano, ganacsato iyo masuuliyiin kale ayaa ka qaybgalay munasibad xadhiga lagaga jaray dugsiga farmada oo laga hrgaliyay magaalo madaxda gobolka saaxil ee berbera,

Dugsiga farsamada gacanta ee berbera ayaa waxaa hirgalintiisa ka qayb qaatay ganacsato reer somaliland waxaana gacanta ku haynaya gudi uu gudoomiye uyahay xildhibaan siciid cilmi rooble.

 

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

https://youtu.be/0TbVvnc_7pg

Exit mobile version