WAJAALE NEWS

Daawo: Barnaamij Xiiso badan oo Wariye Cabdisalaan Hereri uu siwayn ugu falanqeeyay taariikhdii Alle ha naxariistee Maxamed Axmed Kuluc.

Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamij Xiiso badan oo Wariye Cabdisalaan Hereri uu siwayn ugu falanqeeyay taariikhdii Alle ha naxariistee Maxamed Axmed Kuluc.

Sidoo kalana waxaa Barnaamijka qayb ka ah Abwaan Dacar iyo Xasan Ganay oo ay ku eheliyaanFanaanada Caanka Ah Khadra Daahir Cige iyo Wariye Axmed Xasan Cowke

Exit mobile version