DAAWO;-Dugsiga Farsamada Gacanta Ee Magaalada Berbera Oo Xadhiga Laga Jaray. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Dugsiga Farsamada Gacanta Ee Magaalada Berbera Oo Xadhiga Laga Jaray.
January 2, 2020 - Written by Editor:

BERBERA(W,N)- Wasiirada maaliyada,gaadiid ,xildhibaano, ganacsato iyo masuuliyiin kale ayaa ka qaybgalay munasibad xadhiga lagaga jaray dugsiga farmada oo laga hrgaliyay magaalo madaxda gobolka saaxil ee berbera,

Dugsiga farsamada gacanta ee berbera ayaa waxaa hirgalintiisa ka qayb qaatay ganacsato reer somaliland waxaana gacanta ku haynaya gudi uu gudoomiye uyahay xildhibaan siciid cilmi rooble.

 

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

https://youtu.be/0TbVvnc_7pg

COMMENTS
LINKS