|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Sheegay In Talaabo Laga Qaadi Doono Cida Uhogaansami Wayda Go,aanka Xukuumada Ee Tagida Xajka
July 3, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka somaliland cabdiraxmaan saylici ayaa jawaab ka bixiyay hadal kasoo yeedhay wasiir katirsan maamulka somaliya iyo been abuur uu ka sheegay Sidoo kale madaxwayne kuxigeenka jsl ayaa shaaciyay markale mawqifka somaliland ee xajka iyo saluugii ay muujisay qoodada ay maamulka somaliya siiyeen Dhanka kale cabdiraxmaan saylici ayaa sheegay in talaabo laga qaadi doono dadka meelo kale ka taga xajka una hogaansami waaya go,aanka xukuumada. Related posts:DAAWO; Muwaadin Reer Somaliland Oo ka Cabanaya Agaasimaha HCTV Ayaa Sheegay In dhamaan laamaha Daw... Madaxweynihii Hore ee Dowlad Deegaanka Soomaalida Cabdi Iley oo Maxkamad La Soo Taagay Markii Saddex... DAAWO;-Taliyaha Ciidanka Qaranka Iyo Nuxurka Khudbad Uu Ujeediyay Saraakiisha Tababarka Loo Furay. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|