HARGAYSA(W,N)-Musharaxa madaxwayne ee xisbiga wadani, gudoomiyaha xisbiga wadani iyo masuuliyiin kale ayaa maanta cisbitaalka ku booqday wiil dhalinyaro ah oo mudoharaadkii xisbiyada mucaaridka kaasi oo laga saaray xiniin yaha kadib dhaawicii soo gaadhay
Sidoo kale gudoomiyaha xisbiga waddani ayaa wax laga xukuumado ku tilmaamay in ciidankii booliska ee wiilkan dhaawaca ugaystay ay hadana yidhaahdaan hore uqabay nabarka sobobay in xiniinta laga saaray/