Hargaysa(Wajaalenews)wararka ka imanaaya magaalada Gor-gor oo ku taal bariga degmada gaashaamo ay na degan yihiin dadkii lagu xasuuqay Tuulada Jaamac Dubad ayaa saaka barqaddii waxaa yimi ciidamo isku dhaf ah oo Liyuu police, federal iyo finance waxay duubeen 40 qof oo rayid ah.
daka la xidh xidhay waxaa ka mida:
1- Caaqil Cumar Su’aal
2- chief Caaqil Ahmed Cali Jabane
3- Ibraahin Nuux Dheere
4- Jamaal Qorane Kaariye
5- Caaqil A/qadir Hassan Mohamed
6- Cabdilaahi Aadan Qurux
34 Qof oo kale oo aanu magacyadooda wada helin,hase yeeshee arintu waxay dabasocotaa Xasuuqii Jama Dubad