WAJAALE NEWS

Tirada Ardayda Gobolka Gabiley Ee Sanadkan Ufadhiisatay Imtixaanka Shahaadiga Ah.

GABILEY(W,N)-Imtixaanka shahaadiga ah ee ardayda fasalada 8aad iyo kuwa dugsiyada sare ee fasalada afraad ayaa maanta ka bilowday guud ahaan Somaliland

Tirada ardayda gobolka gabiley ee sanadkan ufadhiisatay imtixaanka shahaadiga ayaa gaadhaya 2698 Arday.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version