WAJAALE NEWS

Hogaanka Xisbiga Waddani Oo Xarunta Danbi Baadhista Ku Booqday Suxufiyiin Ku Xidhay, Kana Hadlay Xaalada Ay Ku Sugan Yihiin.

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga wadani musharaxa madaxwayne ee xisbiga wadani iyo masuuliyiin kale ayaa booqasho ugu tagay suxufiyiin tiro badan oo xukuumadu ku xidhay xarunta danbi baadhista ee magaalada hargaysa

Gudoomiye xisbiga iyo musharax cirro ayaa ka hadlay xaalada wariyayaasha xidhan iyagoo xukuumadu ugu baaqay in ay xoriyadooda deg deg ugu soo celiso.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN

Exit mobile version