WAJAALE NEWS

Xisbiga Wadani Oo Xukuumada Ku Dhaliilay In Ay Dayacday Ilaalinta Bada Berbera Oo Maalin-walba Dad Liqda.

BERBERA(W.N)- Gudoomiyaha xisbiga wadani ee gobolka saaxil ayaa k ahadlay laba wiil oo maalintii shalay ahayd ay liqda bada berbera isagoo eheladii ay ka baxeen udiray tacsi

Sidoo kale gudoomiyaha xisbia wadani ee gobolka saaxil ayaa xukuumadu ku eedeeyay in ayna samayn wax lagaga hortaga dhalinyrada maalinwalba ku haligmaysa badda berbera iyo xataa wax maydka qof lagaga soo saaro balse la sugo inta ay badu soo tufayso.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version