WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Su,aalaha Lagu Waydiiyay Xarunta C,I,D Iyo Fariinta Uu Udiray Madaxwayne Biixi.

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbg awadani xirsi cali xaaji xasan oo xukuumadu saaka uga yeedhay Xarunta Danbi Baadhista halkaasi o uu tagay islamarkaana lagu waydiiyay su,aalo loo xidhiidha eedaha loo hayso oo madaxwaynaha eedo uu ujeediyay loo haysto.

Gudoomiya xirsi aya sheegay in su,aalo laga waydiiyay passport uu sito madaxwayne biixi oo uu hore usheegay in uu sito passport ajaanib ah

Sidoo kale gudoomye xirsi oo markii uu xarunta danbi baadhista tagay uu ku weheliyay musharaxa madaxwayne ee xisbiga cabdiraxmaan cirro iyo masuuliyiin kale oo wadani ayaa u hanjabay in aanay marnaba joojinayn dhaliilaha ay ujeediyaan xukuumada.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version