HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyihii Hore ee komishanka doorashooyinka cabdirashiid riyo raac ayaa faah faahin ka bixiyay sobobta uu iskaga casilay xubinnimadii gudida doorashooyinka Somaliland
Sidoo kale cabdirashiid riyo raac ayaa iscasiladiisa ku sobobeeyay in ay ka danbeeyeen laba xubnood ee xisbiyada mucaaridka ugu jira komishanka
Dhanka kale riyo raac ayaa sheegay in aanu iscasiladiisa door ku lahayn madaxwaynaha Somaliland oo la xidhiidhinayay in uu ka danbeeyay.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;